|
|||
|
|
| Printable
Version |
Adeegyada Sharciga ah ee North Dakota (LSND) Sida Loola soo Xiriiro LSND:
Adeegyada Sharciga Immigireeshinka ee Diyaarka kuu ah: Noocyada khaaska ah waxaa ku jiro: 1.Dhibaatooyinka Immigireeshinka Waxaa ka loo LSND kaa caawin kartaa arimaha quseeya Faa’idooyinka Dowlada bixiso sida arimaha Qoyska, Caafimaadka, Ganacsiga, Guryaynta, iyo Sharciga dadka da’da wayn. ________________________________________________________________________________________ Adeegyada Turjumaanka mar walbo waa kuu diyaar, haday ahaan lahayd xiriirinta khadka telefoonka ama booqashada xafiiska.
Shaqsiyaadka doonayo Adeegyada Sharciga ah ma noqon doonaan kuwo la eexdo. _________________________________________________________________________________________ Adeegyada Shaciga ah ee North Dakota Bismarck Law Office Immigration Law Project Minot Law Office New Town Law Office Belcourt Law Office Adeegyada Shaciga ah ee North Dakota, (LSND) waa hay’ad aanan ahayn faa’ido doon taaasoo bixiso mucaawinaadka sharciyada siisana dadka tabaaleysan ee da’da wayn ama ah kuwa dakhligooda yar yahay ee ah reer North Dakota. Mashruuca Sharciga Immigereeshinka (Immigration Law Project) waa xubin wada jir ah oo la shaqayneyso Legal Services of North Dakota, Legal Services of Northwest Minnesota, iyo Mid-Minnesota Legal Assistance. Waxaanu u go’anahay u adeegida qoysaska soo haajiray ee dakhligoodu yaryahay si aanu uga caawino adeegyada sharciga ah ee kala duwan oo ay dhibka ku qabaan, iyo dhibaatooyinka ka heysto xaga immigereeshinka. Digniin: Akhbaaraadkan ma ahan talooyin xaga sharciga ah. Hadii uu jiro dhibaato xaga sharciga kaa heysato, waa in aad la hadashaa qareen aadna weydiisaa talooyin kusaabsan arimahada. |